Waxaa jira abka talifoonada ee laga raadiyo "Tafsiirka Sheekh Cumar Faaruuq" kuwaas oo kuu ogolaanaya inaad si toos ah offline ugu dhagaysato.
Awoodda in la joojiyo (pause) oo laga sii wado meeshii ay maraysay. B. YouTube-ka (Daaru Sunnah Tv) tafsiirka quraanka sheekh cumar faaruuq 114 mp3 new